Golaha guurtida Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah shir gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey maxkamadda dasturiga ah Golaha ayaa ka cabanaya in xeerar la gudbiyay oo uu madaxweynuhuna saxiixay, iyadoo aan la marsiin nidaamkii sharciga ahaa. Wariyaha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.
from VOA https://ift.tt/2YDKYTy
via IFTTT
No comments:
Post a Comment