Wednesday, July 3, 2019

HRW: Booliiska Kenya Xad-gudub Ayuu Sameeyaa

Warbixin cusub oo la dabaabacay Arbacadii shaley ayaa hay'ada Human Rights Watch ay sheegtay in booliisku uu ku lug leeyahay dilalka ugu yaraan 21 qof, laga soo bilaabo bishii August ee Sanadkii hore ee 2018, dilalkaas oo ay ku jiran 2 qof oo ka soo jeeda xaafadaha Isku raranta ah.

from VOA https://ift.tt/2J7PPHr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment