Taliyaha ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa sheegay in "cadowgooda" ay ka baqeen suurta-galnimada dagaal ay la galaan Iran, taa beddelkeedna ay diiradda saarayaan dagaal dhaqaale, sida ay werisay wakaaladda wararka dalkaas ee Fars.
from VOA https://ift.tt/2Yu4VMT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment