Tuesday, July 2, 2019

Jeneraal Muuse Maxamed Abtiyoow oo geeriyooday

Allaha u naxariistee Jeneraal Muuse Maxamed Abtiyoow oo horey uga tirsanaa miilatariga Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka. Marxuumku wuxuu ku dhashay Degmada Cabdi-Casiis ee magaalada Muqdisho sanadkii 1945-tii. Marxuumka wuxuu ka noqday u qaybsame arrimaha  milatariga Safaaradaha Somaaliya ee Washington iyo Turkiga, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa  war-bxintan nooga diyaariyay    

from VOA https://ift.tt/2xp7oMm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment