Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa sheegay in Somaliland aanay ka aamusi doonin hadalkii Dawladda Federaalka Somaliya ay ku sheegtay in aan Somaliland loo qaabilin sidii dal madaxbanaan, waxaanu siddan ka sheegay markii uu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal
from VOA https://ift.tt/2JmzaPa
via IFTTT
No comments:
Post a Comment