Dallkan Maraykanka waxaa socoto diyaarinta tirakoobka dadka ku nool Maraykanka oo 10-kii sanoba mar la qabto. Tirakoobkan oo la sameyn doono sanadka 2020-ka ayaa waxaa hareeyay khilaaf ku saabsan in su'aalaha dadka la weydiinayo lagu daro in qofku yahay muwaadin iyo in kale.
from VOA https://ift.tt/30pYbA6
via IFTTT
No comments:
Post a Comment