Tuesday, July 2, 2019

Nalalka ku shaqeeya Cadceedda oo laga hirgeliyey Sabiid

Tuulada Sabiid ee Gobolka Shabeellada Hoose oo bishii Abril ee sannadkan ay qabsadeen ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa martay marxalado kala duwan.

from VOA https://ift.tt/2Xkwwna
via IFTTT

No comments:

Post a Comment