Diyaaradda Qatar Airways ayaa maanta duulimaadkeedii ugu horreeyey ka bilowday magaalada Muqdishu. Diyaaraddan ayaa wadday 115 rakaab ah, waxayna kusoo hakatay magaalada Jabuuti. from VOA https://ift.tt/2NmYbiA via IFTTT
No comments:
Post a Comment