Tuesday, July 9, 2019

Qatar: Wadahadaladii Dawlada Afghanistan iyo Taliban oo soo Gebagaboobay.

War ay si wadajir ah u soo saareena ayay ku sheegeen labada dhinac inay xoojinayaan baahida loo qabo in tirada dhimashada dadka rayidka ah ee dalkan ay dagaalada sokeeye aafeeyeen gebi ahaanba la soo afjaro.

from VOA https://ift.tt/2XElxQt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment