Monday, July 1, 2019

Shirka la dagaalanka xag-jirnimada oo Jabuuti lagu qabtay

Dalka Jabuuti ayaa waxa shalay ka furmay shir lagu casuumay aqoon-yahannada diimaha Islaamka iyo Kiristanka oo looga hadlayay sidii loola dagaalami lahaa fikaradaha xag jirka.

from VOA https://ift.tt/2Yr2cUl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment