Musharrixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa walaac xooggan ka muujinaya xilliga rasmiga ah ee la qaban doono doorashada madaxweynaha Jubbaland. from VOA https://ift.tt/2Jxau84 via IFTTT
No comments:
Post a Comment