Friday, April 10, 2020

Burundi oo ku gacan seertay Coronavirus, ayadoo sheeganeysa 'bad-baadada ilaah'

Burundi oo horey u sheegtay in sababta uusan usoo gaarin cudurka coronavirus ay tahay "inuu Ilaah bad-baadinayey", ayaa hadda laga helay saddexdii kiis ee ugu horreysay. Hase yeeshee mas'uuliyiinta ayaa ku adkeysanaya in weli ay ku sugan yihiin "bad-baadada ilaah".

from VOA https://ift.tt/2xiSQla
via IFTTT

No comments:

Post a Comment