Friday, April 10, 2020

Sacuudiga iyo OPEC+ oo u hoggaansamay hanjabaadda Trump

Russia iyo dalalka OPEC ee Sacuudiga uu hoggaamiyo ayaa dejiyey qorshe ay wax soo saarkooda saliidda ceyriin ku dhimayaan 20%, kadib cadaadis ka yimid Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/3e9wbZ6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment