Friday, April 17, 2020

China oo beenisay inay dabooleyso xaqiiqda Coronavirus

China ayaa maanta beenisay eedeymaha dalalka Reer Galbeedka ee ah inay qarisay xaddiga faafitaanka cudurka Coronavirus, waxayna sidoo kale ku gacan seertay tuhunada Mareykanka ee ah inay xiriir hoose la leedahay ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO.

from VOA https://ift.tt/3ctYf83
via IFTTT

No comments:

Post a Comment