Friday, April 17, 2020

Muftiga Sacuudiga oo go'aan kasoo saaray Salaadda Taraawiixda

Muftiga ugu weyn Saudi Arabia Sheikh Abdulaziz Al al-Sheikh, ayaa sheegay Salaadda Taraawiixda ee bishan Ramadan iyo midda Ciidul Firtiga lagu oogi doono guryaha, haddii faafitaanka cudurka Coronavirus uu sii socdo.

from VOA https://ift.tt/34LeURN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment