Dowladda Soomaaliya ayaa maanta qabatay dooni sidday qaad oo ka soo degtay dekedda Ceel-Macaan ee ku taalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in qaadkan oo laga keenay dalka Ethiopia loo waday magaalada Muqdisho.
from VOA https://ift.tt/3amJd2q
via IFTTT
No comments:
Post a Comment