Sunday, April 19, 2020

Gabar 14 jir ah oo u geeriyootay kufsi iyo jirdil loo gaystay

Cisbitaal ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ku geeriyootay gabar yar oo 14 jir ah. Gabadhan ayaa u geeriyootay kufsi iyo jirdil u geysteen koox hubeysan oo aan haybtooda la aqqoonsan.

from VOA https://ift.tt/3alSlUI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment