Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhaawaacmeen ka dib markii dagaal cusub uu ka dhex-qarxay beelo wada degan galbeedka gobolka Sanaag. Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Cakule.
from VOA https://ift.tt/2ysJuDs
via IFTTT
No comments:
Post a Comment