Ehellada dad badan oo uu ku dhacay una dhintay cudurka COVID-19 ayaa ku jira xaalad murugo leh, iyagoo ay geerida dadkooda ay u dheer tahay ineysan arki karin oo aaney isbitaallada ku booqan karin xilligii ay dadkoodu xanuunsanayeen iyo wakhtiga u danbeysa ee ay dhimanayeen
from VOA https://ift.tt/2XRpMvV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment