Monday, April 20, 2020

Malaysia oo COVID-19 'ka dhigatay qiil ay ku diido' qaxootiga Rohingya

Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa ku eedeeyey dalka Malaysia iney dagaalka ay kula jirto COVID-19 u adeegsaneyso marmarsiyo ay ku diiddo qaxootiga Muslimiinta ah ee Rohingya.

from VOA https://ift.tt/2yt32b6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment