Saturday, April 11, 2020

Mareykanka iyo Taliban oo ka wada hadlay joojinta rabshadaha

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa magaalada Doha kula kulmay hogaanka ururka Taalibaan, si looga wada xaajoodo baahida loo qabo in la yareeyo rabshadaha dalkan ay halakeeyeen dagaalladu

from VOA https://ift.tt/34xn8N9
via IFTTT

No comments:

Post a Comment