Tirada dadka u dhintay cudurka COVID-19 dunida oo dhan ayaa kor u dhaaftay 103,546 qof iyadoo dad ka badan 1.7 milyan oo qofna uu cudurku ku dhacay caalamka oo dhan. from VOA https://ift.tt/3aZj8HS via IFTTT
No comments:
Post a Comment