Thursday, April 16, 2020

Mareykanka oo baaraya in Coronavirus si ku talo-gal ah loo abuuray

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go'aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha.

from VOA https://ift.tt/2VxigUd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment