Thursday, April 16, 2020

Maxaa ka dhalan kara go'aanka uu Trump lacagta uga jaray WHO?

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Talaadadii sheegay in si KMG ah uu u joojinayo lacagta uu Maraykanku uu ku taageero hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO.

from VOA https://ift.tt/2xqUnpw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment