Tuesday, April 21, 2020

Mareykanka oo ka walaacsan iibsashada gantaallada Russia ee Turkey

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay si qoto dheer uga walaacsan tahay warbixino sheegaya in Turkey ay waddo dadaallo hor leh oo ay ugu weecaneyso iibsashada iyo isticmaalka gantaallada Russia.

from VOA https://ift.tt/2RVLlb0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment