Tuesday, April 21, 2020

Warar is-khilaafsan oo laga werinayo xaaladda caafimaad ee Kim Jong Un

Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil dowladeed ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un uu ku ku sugan yahay "xaalad halis ah" kadib markii qalliin looga sameeyey wadnaha.

from VOA https://ift.tt/3eGILPE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment