Cabdullah Axmed Maxamed, oo loo yaqaan Canjeero, ayaa taariikh ka sameeyay gobolka Maine ee dalka Mareykanka, isagoo noqday qofkii ugu horeeyay oo madow ah oo maamule ka noqda iskuul ku yaalla gobolka. Maxamed Colaad Xassan oo khadka taleefanka magaalada Portland kula xiriiray ayaa Dr. Cabdullahi wax ka weydiiyay guushiisa iyo dareenkiisa.
from VOA https://ift.tt/2UWEPCM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment