Friday, April 10, 2020

Soomaaliya oo diiwaan-gelisay 9 kiis oo cusub oo Coronavirus ah

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in la xaqiijiyey sagaal qof oo hor leh oo ku sugan magaalada Muqdisho uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

from VOA https://ift.tt/2y8c8tK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment