Tuesday, August 16, 2016

Askar ka Tirsan Amisom oo Xabsi Lagu Xukumay

Sagaal ka mid ah askarta Uganda ee ka tirsan howlgalka Amisom ayaa xabsi lagu xukumay sababo la xiriira,"si xun u dhaqankooda" sida lagu sheegay war kasoo baxay Amisom.

from VOA http://ift.tt/2bC8OMd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment