Saturday, August 13, 2016

Saraakiil Ka Tirsan Shabaab Oo La Dilay

Maleyshiyo beeleed gacan saar la lehDowlada Somaliya ayaa xalay sadex ka mid ah maleeshiyaadka ururka Al-shabab, oo uu ku jiro sarkaal, ku dilay degaanka Luuq Jeelow oo qiyaastii 20 KM u jira Magaalada Baledweyne

from VOA http://ift.tt/2beAndO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment