Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in gaadiid kolonyo ah oo ay galbinayeen ciidamada AMISOM lagu weeraray meel u dhaxeysa garoonka Balli-Doogle iyo degmada Leego. from VOA http://ift.tt/2aSsJjF via IFTTT
No comments:
Post a Comment