Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay in ka badan 120 kalena waa lagu dhaawacay laba qarax baabuur oo maanta ka dhacay meel u dhow saldhigyo boolis oo ku yaalla bariga dalka Turkiga. from VOA http://ift.tt/2bAiTFf via IFTTT
No comments:
Post a Comment