Sunday, August 14, 2016

Mo Farah oo 10-kun ee Mitir ku Guuleystay

Mo Farah Orodyahanka Soomaaliya ka soo jeeda ee u orda Britain ayaa ku guuleystay biladda dahabka ee orodka 10-ka kun ee mitir ee ciyaaraha Olympic ee ka socda Rio.

from VOA http://ift.tt/2bgXX5z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment