Wednesday, August 17, 2016

Baarlamanka oo ka Dooday Qodobo ma Mid ah Dastuurka

Guddiga dib u eegista dastuurka ee Baarlamaanka ayaa maanta aqalka horkeenay ilaa shan cutub oo ka mid ah dastuurka oo ay soo jeediyeen in laga sameeyo dood.

from VOA http://ift.tt/2bHqHct
via IFTTT

No comments:

Post a Comment