Wednesday, August 31, 2016

Mareykanka Oo Liiska Argagixiso ku Daray C/qaadir Muumin

Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo roga shaqsiyaadka iyo kooxaha la go'aamiyey inay halis ku yihiin Mareykanka.

from VOA http://ift.tt/2bBSslP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment