Sunday, August 28, 2016

Kanada: Wasiiro iyo Xildhibaanno Kulan la Qaatay Soomaali

Magaalada Toronto ee dalka Kanada, waxa Axaddii ka dhacay kulan ay wasiiro ka tirsan dowladda Kenada iyo xildhibaanno la yeesheen qowmiyado kala gaddisan oo Kanada ku dhaqan, haba ugu badnaadaanee Soomaali.

from VOA http://ift.tt/2bvDysW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment