Tuesday, August 30, 2016

Muqdisho: Qarax lala Beegsaday Hotel SYL

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday hotel SYL.

from VOA http://ift.tt/2bOEEVs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment