Maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga iyo sidoo kale maraakiib kale oo ay leeyihiin hay'ado samafal ah ayaa xeebaha dalka Libya kasoo bad-baadiyay kumanaan qof oo ah tahriibayaal ah, kuwaas oo doonaya in ay soo gaaraan qaaradda Yurub.
from VOA http://ift.tt/2bCLB70
via IFTTT
No comments:
Post a Comment