Dhulgariirkii arabacdii ruxay dalka Talyaaniga ayaa dilay ugu yaraan 247 qof islamarkaana dhaawacay in ka badan 360, sida ay maanta sheegtay hay'adda badbaadinta rayidka Talyaaniga. from VOA http://ift.tt/2bId8b2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment