Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Diyaaradood dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeyn la beegsadeen guri ku yaalla bamaanka degmada Saakoow. from VOA http://ift.tt/2bjpl6e via IFTTT
No comments:
Post a Comment