Monday, August 29, 2016

Dhalinyaro Baydhabo Ka Billowdey Socdaal Nabdeed

Magaalada Baydhabo waxa ku sugan dhalinyaro sheegay in ay iskood isu xilqaameen kuwaas oo halkaasi ka billaabay socod ay ugu magac dareen socdaalka nabadda iyo isdhex galka dhalinyarada.

from VOA http://ift.tt/2bACgN3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment