Tuesday, August 23, 2016

Baarlamaanka Puntland ayaa Ansixiyey Sharci la Halmaala Kufsiga

Barlamaanka Puntland ayaa Todobaadkan ansixiyay Xeerka Kufsiga oo noocisa marki ugu horaysay Somaliya ka hirgalo, isla markana laga soo shaqaynayey muddo sannad ah. Sharciggan ayaa sidoo kale isbadel ku sameynayo nidaamki soojireenka ahaa ee ay dowladu u ogolaaneysey in ay ka xaallaan reeraha dhibanaha iyo eedeysanaha. Weriyaha VOA-da ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa arrintan ka wareystey Agaasimaha Guud ee Wasaradda Cadaaladda, Diinta iyo Dhaqancelinta, Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri). Halkan hoose kadhageyso:    

from VOA http://ift.tt/2bfzGfb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment