Mas'uuliyiin ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada ku taalla Koonfurta dalka Yemen ee Cadan ay ku dhinteen ugu yaraab 45 qof, islamarkaana tobaneeyo kale ay ku dhaawacmeen. from VOA http://ift.tt/2bQojgs via IFTTT
No comments:
Post a Comment