Wednesday, August 17, 2016

Trump oo Is-beddel ku Sameeyey Ololihiisa

Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa is-beddel ku sameeyey ololihiisa doorasho, wax ka yar saddex bil ka hor inta aysan dadweynaha Mareykanka u dareerin goobaha codbixinta.

from VOA http://ift.tt/2bmL1Of
via IFTTT

No comments:

Post a Comment