Monday, August 22, 2016

Sheekada Sawir-Qaade Mukhtaar Axmed

Mukhtaar Axmed wuxuu ka mid yahay dhalinyarada ku sugan magaalada Muqdisho, wuxuu qaadaa sawiro qurxoon oo ka tarjumaya bilicda magaalada iyo hab nololeedka bulshada. Mukhtaar ayaa sawiradiisa ugu talo gala inay soo jiitaan dadka ku nool wadamada qurbaha isla markaana ay sawir ka bixiyaan horumarka magaalada. Haddaba weriyaha VOA Ayaan Sheikh ayaa khadka telefoonka ee Muqdisho ku waraysatay Mukhtaar  

from VOA http://ift.tt/2bzSAkZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment