Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hey'adaha Amaanka ee dowladda Somalia ayaa soo saaray go'aan faraya dadka inay qaataan kaararka dhalashada ee dowladda, cidii aan qaadanna aysan heli doonin adeegyada dowladda, talaabana ay ka qaadi doonaan.
from VOA http://ift.tt/2aJ8eIl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment