Toddobaadkan waxa ay weerar kala duwan ka dhaceen magaalooyinka Muqdisho, Gaalkacyo iyo Baardheere ee gobolka Gedo. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda saddexdan weerar. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa xaaladda amniga ee Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
from VOA http://ift.tt/2bDfVSz
via IFTTT
No comments:
Post a Comment