Sunday, August 28, 2016

Mucaaradka Siiriya oo Goobo Cusub La Wareegay

Mucaaradka Siiriya oo gacan ka helaya dowladda Turkiga, ayaa Axaddii kala wareegay shan tuulo iyo hal magaalo kooxda mitidiinta Kurdiyiinta ee waqooyiga Siiriya.

from VOA http://ift.tt/2btqV44
via IFTTT

No comments:

Post a Comment