Kulankii madasha wadatashiga Qaran ee shaley lagu soo gabgabeeyey magaalada Muqdisho ayaa waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ahaa in gobollada Sool, Sanaag Bari iyo Cayn ay hoos tagaan maamulka Puntland.
from VOA http://ift.tt/2aLRmSv
via IFTTT
No comments:
Post a Comment