Wednesday, August 31, 2016

Walaac Laga Muujiyey Habka Maxkamadeynta Somailland

Xarunta xuquuqal insaanka ee fadhigeedu yahay magaalada Hargeisa ee Human Rights Center  ayaa war murtiyeed ay soo saartay walaac kaga muujisay sida xukuumadda Siilaanyo ay u maxkamadeyso dadka rayidka ah.

from VOA http://ift.tt/2c4oDYX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment